Dhageyso: Darsiga Lixaad Ee Kitaabka Akhlaaqu Salaf Waxaa Akhrinaya Sheekh Jaamac.

Kusoo dhowaada Kitaabka Akhlaaqu Salaf qeybtiisa 5-aad waxaana akhrinaya Sheekh Jaamac Aaden oo kamid ah culimaa’udiinka Soomaaliyeed.

Waa Kitaab faa’iido uleh muslimiinta ee ka Faa’iideysi wacan, wuxuu ku tubkan soo bandhigayaa akhlaaqda salafka oo ay nala gudboontahay in aan ku daynno akhlaaqdooda wanaagsan
Halkan ka degso qeybta Lixaad ama Hoos ka dhageyso

Comments are closed.