Dhageyso Darsiga Saddex-aad Sidee Kusoo Dhaweynaa Ramadaan?.

Iyadoo wax ka yar Todobaad ay ka harsantahay bilashada bisha barakeysan ee Ramadaan waxa uu webka Calamada idiin soo gudbinayaa darsigii Saddexaad ee sideen kusoo dhaweynaa Bisha Ramadaan.

Daruustaan taxana ah ee ka hadlaya sida loo soo dhaweynaya Bisha Barakeysan ee Ramadaan waxaa soo jeedinaya Allaah haka ajar siiyo Sheekh Mustafa Al-salafi oo ka mid ah culimada Somaliyeed kuwooda Mujaahidiinta ah.

Halkan Ka Dhageyso Darsigii Saddexaad.

اللهم بلغنا رمضان و أنت راض عنا يا رب العالمين

Comments are closed.