Iyadoo maanta ay tahay maalinta Saddexaad ee bisha barakeysan ee Ramadaan ee sanadka 1437 waxa uu webka Calamada dhageystayaashiisa iyo akhristayaashiisa usoo gudbinayaa daruus iyo muxaadaraat ku aadan bishan barakeysan Ee Ramadaan.
Muxaadaraat Ramadaaniyah waa daruus taxana ah oo ay bilowday Idaacada Islaamiga ah ee Andalus’waxaa daruustaan soo jeedinaya Sheekh Muxamed Jamaal oo ka mid ah culimada Somaliyeed.
Xalqada saddexaad Sheekh waxa uu kusoo qaatay islamarkaana si aad ah kaga hadlay Fadliga Ramadaan.
Halkan Ka Dhageyso Darsigii 3aad.
Calamada.com