Dhageyso: Darsiga SagaalaadEe Kitaabka Akhlaaqu Salaf.

Webseydka Calamada waxa uu dhageystayaashiisa iyo akhristayaashiisa usoo gudbinayaa Kitaabka Akhlaaqu Salaf oo ka mid ah Kitaabada ay Idaacada Islaamiga ah ee Andalus ay baahiso islamarkaana ay ugu tala gashay bisha Barakeysan ee Ramadaan.

Kitaabka Akhlaaqu Salaf qeybtiisa 8-aad ayaan maanta idiinsoo gudbinaynaa waxaana  akhrinaya Sheekh Jaamac Aaden oo kamid ah culimaa’udiinka Soomaaliyeed.

akhlaaqdooda wanaagsan
Halkan ka degso qeybta 8-aad ama Hoos ka dhageyso

Comments are closed.