Iyadoo maanta ay tahay maalinta Shanaad ee bisha barakeysan ee Ramadaan ee sanadka 1437 waxa uu webka Calamada dhageystayaashiisa iyo akhristayaashiisa usoo gudbinayaa daruus iyo muxaadaraat ku aadan bishan barakeysan Ee Ramadaan.
Muxaadaraat Ramadaaniyah waa daruus taxana ah oo ay bilowday Idaacada Islaamiga ah ee Andalus’waxaa daruustaan soo jeedinaya Sheekh Muxamed Jamaal oo ka mid ah culimada Somaliyeed.
Xalqada Shanaad Sheekh waxa uu kusoo qaatay Waxa Cudurdaarka Ah Ee Fasaxayo In La Afuro.
Calamada.com