Kitaabka Usuulu thalaatha waa kitaab Caqiido ah oo yar, hase yeeshee Aad u Qiimo badan, waxana lagu bartaa Saddexda asal ee ugu waawayn ee ah in qofku Barto Rabbigiisa iyo in uu barto Nabigiisa iyo Diintiisa, waxa Afsoomaali noogu akhriyaya Sheekh Abu Muslim .
Darsigii 4aad ee Kitaabka Usuulu Thalaatha