Dhageyso Faahfaahin Dheeraad Ah Oo Laga Helayo Dagaalka Mudug.

dagaal kamiinWaxaa sii kordhaya khasaara maleeshiyaatka maamulada Ashahaado la diriryada Puntland’Galmudug iyo ciidamo gaalo cadaan ah lagu gaarsiiyay dagaal culus oo maanta ka dhacay duleedka deegaanka Cammaara ee gobalka Mudug.

Idaacada Islaamiga ah ee Andalus ayaa baahisay in dagaalkaasi lagu dilay inka badan 10 askari oo ka tirsan maleeshiyaatka Ashahaado la diriryada sidoo kalane lagu dhaawacay inka badan 15 askari.

Ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa gacanta ku dhigay tiro hub ah oo goobta ay kaga carareen maleeshiyaatka Murtadiinta iyo kuwa gaalada cadaanka ah.

Halkan Ka Dhageyso Faahfaahinta.

Calamada.com

Comments are closed.