Dhageyso Faahfaahino Laga Helayo Qarax Lala Beegsaday Askarta Kenya.

Waxaa sii kordhiya khasaaraha ciidamada dowlada Nasaarada Kenya lagu gaarsiiyay qarax culus oo saacadihii lasoo dhaafay lagula beegsaday deegaanka Libooya Kenya oo ah deegaan dhaca duleedka magaalada Gaarisa oo ka mid ah dhulka Kenya xooga kaga heysata Somaliya.

Idaacada Islaamiga ah ee Andalus ayaa baahisay in qaraxa oo ay fuliyeen ciidamada Shabaabul Mujaahidiin lagu gubay mid ka mid ah gaadiidka dowlada Kenya kaasi oo gabi ahaan goobta ku burburay.

Warbaahinta Kenya ayaa dhankeeda soo bandhigtay gaariga ay miinada haleeshay kaasi oo gabi ahaan burburay.

Halkan Ka Dhageyso Faahfaahinta Qaraxa.

Calamada.com

Comments are closed.