Dhageyso Fadliga Soonka Yowmu Caashuuraa.

CanshuuraIyadoo maalinta Bari oo Isniin ah ay tahay sagaalka bisha Muxaram waxey maalinta xigta oo Talaadada ah ku beegantahay 10-ka bisha Muxaram oo ah Yomuw Caashuuraa waana maalintii Allaah uu badbaadiyay Nabi Muuse Iyo Dadkii la socday islamarkaana Allaah uu halaagay Gaalkii Fircoon iyo dadkii la socday.

Si loo khilaafa Yahuuda waxaa Suno ah in soonka Yowmu Canshuuraa  hal maalin laga hormariyo ama laga dib mariyo sidaasna uu qofka Muslimka ah ku sooma labo maalin oo isku xigta.

Sheekh Muxamed Mucalim Abuu Xafsa oo ka mid ah Culimada Somaliyeed ayaa si aad ah u sharaxay Fadliga iyo ajarka ay leedahay soomida Yowmu Canshuuraa.

Halkan Ka Dhageyso Fadliga Yowmu Canshuuraa.

Calamada.com

Comments are closed.