Dhageyso: Hoggaanka Xarakada Al Shabaab Oo Kalimad Cusub Ujeediyay Shacabka Soomaaliyeed.

Sheekh Cali Maxamuud Raage Sheekh Cali Dheere Afhayeenka Xarakada Al Shabaab ayaa Jeediyay Kalimad uwajahan umadda Soomaaliyeed oo ku aaddan Munaasabadda Ciidul Fidriga.

Kalimaddan oo taabanaysa dhinacyo badan ayaa lagasii daayay idaacadda Andalus ee Afka Xarakada Al Shabaab ku hadasha.

Halkan ka degso Kalimada ama Hoos Ka dhageyso.

1 Comment
  1. Juweyriyo xasan says

    Mashaa allaah barakalaah

Comments are closed.