Skip to content

Calamada.com

Xarunta Xaqa iyo Xaqiiqda

Primary Menu
  • Home
  • Warbixinno
  • Dhageysiga
  • Muxaadaro
  • Sawirro
  • Duruus
  • Maqal & Muuqaal
Live
  • Home
  • Allposts
  • Sawirro iyo Warbixin: Machadka Beesha Dir Oo Lasoo Gabogabeeyay.
  • Allposts
  • Sawirro

Sawirro iyo Warbixin: Machadka Beesha Dir Oo Lasoo Gabogabeeyay.

calamada December 5, 2016 1 min read
95

machadka-beesha-dir2 Munaasabadda oo ka dhacday Dulleedka Magaalada Jammaame ayaa looga dhawaaqay in lasoo xiray Machadka Macalim Ibraahim oo ay wax ku barteen ubad kasoo jeeda beesha Dir oo laga soo qoray Degmooyinka Jilib,Jammaame,Kamsuume iyo Dhulka Ku Xeeran.

Waaliga Jubbooyinka Sheekh Maxamed Abuu Cabdala oo wilaayadiisa Marti loo ahaa Ayaa daah furay Munaasabadda,waxaana uu ardayda kula dardaarmay inay sii wadaan barashada Cilimiga.
Marxalada Wilaayaadka Maanta La marayo ee ku aadan Barashada Cilmiga ayuu Abuu Cabdala is dul istaagay.

Waaliga Shabeelaha Hoose Abuu usaama oo la siiyay kalimadiisa kaga aadan xaflada ayaa buriyay shubahaad laga sheego macaahida ay furanayaan qabaailaadka.
“Waxaad xanbaarteen mas’uuliyad waxaad tihiin culimadii Barito”ayuu ardayda ku yir waaliga Gedo sheekh Cabdiraxmaan isagoo qabaa’ilda kale ugu baaqay inay ku daydaan beesha dir.
Suldaanka Beesha Dir oo kamid ahaa odayaasha dhaqanka hadlay ayaa sheegay machadka macalim Ibraahim ayfuristiisa ku bixiyeen juhdi badan maantana ay gurteen mirihii kasoo baxay juhdigaasi.
Waxa uu umahadceliyay macalimiinta iyo odayaasha dhaqanka beesha Dir ee kaalinta weyn ka qaatay in lagu aflaxo machadka.

Ugu danbeyntii ardayda machadka ayaa isku soo duba riday bandhig ay ku farxeen waalidiintooda iyo kasoo qeybgalayaasha xafladda.

Halkan ka dhageyso Khudbadihii laga Jeediyay Munaasabadda MP3
machadka-beesha-dir1 machadka-beesha-dir2 machadka-beesha-dir3 machadka-beesha-dir4 machadka-beesha-dir5 machadka-beesha-dir6 machadka-beesha-dir7

Calamada.com

 

 

 

 

 

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhageyso Barnaamijka Caalamulyowm Ee Idaacadda Andalus 06-03-1438 Hijri.
Next: Xaalad Kacsanaan Ah Oo Ka Taagan Degmada Cadaado.

Toos u dhagayso Idaacadda

Toos udhageyso Radio Andalus

DURUUS

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 29, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 28, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 27, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 26, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022

Sawirro

Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

May 6, 2022
Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyaha Ciida Iyo Degmada Tiyeeglow.

Sawirro Fantasiyaha Ciida Iyo Degmada Tiyeeglow.

May 4, 2022
DAAWO Sida Cagta Loo Mariyey Xeradii Ciidanka ATMIS ee Ceel-Baraf Iyo Meydad Daadsan Saldhigga [SAWIRO]

DAAWO Sida Cagta Loo Mariyey Xeradii Ciidanka ATMIS ee Ceel-Baraf Iyo Meydad Daadsan Saldhigga [SAWIRO]

May 3, 2022
Daawo Sawirro hordhac ah khasaaraha ciidamada Burundi lagu gaarsiiyay dagaalkii Ceelbaraf.

Daawo Sawirro hordhac ah khasaaraha ciidamada Burundi lagu gaarsiiyay dagaalkii Ceelbaraf.

May 3, 2022
Sawirrada Sida Looga Ciiday Magaalada Jilib.

Sawirrada Sida Looga Ciiday Magaalada Jilib.

May 2, 2022
Sawirrada Ciidul Fidri Iyo Deegaanka Kuunyo Barow.

Sawirrada Ciidul Fidri Iyo Deegaanka Kuunyo Barow.

May 2, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.