Dhageyso Idaacada Andalus Oo Baahisay Wareysi Ay La Yeelatay Al-istish-haadi Sacad Xuseen.

Idaacada Islaamiga ah ee Andalus ayaa baahisay Wareysi ay la yeelatay Istish-haadigii Saddex-aad ee Fuliyay Camaliyaatkii Istish-haadiga ee Bilowgii Todobaadkii tagay lala beegsaday ciidamada Kufaarta Uganda ee saldhiga ka sameystay degmada Buulo Mareey iyo Kolanyadii Gurmadka Kufaarta ee lagu weeraray deegaanka Golweyn ee duleedka Buulo Mareer.

Al-istish-haadi Sacad Xuseen Xaashi oo ku magac dheeraa Xaaji Mi’ateyn waxa uu ahaa Mujaahid 42 Sano jir ah waxa ka dhashay Beesha Sacad ee Beelweynta Habar gadid waxa uu ku dhashay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug.

Halyeygaan Istish-haadiga ah ayaa dardaaran qayim ah uga tagay Mujaahidiinta iyo guud ahaan Muslimiinta,dhanka kale waxa uu fariin adag u diray Kufaarta iyo Murtadiinta.

Halkan Ka Dhageyso Wareysiga Itish-haadiga Xaaji Mi’ateyn.

Calamada.com

 

Comments are closed.