Barnaamijka xiisaha badan ee idaacadda Andalus ka baxa maalinka Jimcaha ee lagu magacaabo Booqashada Andalus ayaa todobaadkan waxay idaacaddu ku booqatay Jabhadaha ku sugan furinta hore ee duleedka kismaayo.
Wariye Dhuubow oo idaacadda Andalus uga howlgala wilaayada Jubbooyinka oo ah wariyaha barnaamijka soo diyaariyay todobaadkan ayaa waraysiyo toos ah lasoo yeeshay qaar ka mid ah mujaahidiinta ku sugan furina dagaalka, iyagoo uga warbixiyay xaaladda ay ku suganyihiin mujaahidiinta ka howlgala duleedka Kismaayo.