1 thought on “Dhageyso Jawaasiis Lagu Dilay Fagaaraha Saakow.

  1. Jahanama lagee gawrac waa jaasadiis abide
    Jaajuus jihaad kiyo kifaax inu jilaafeeyo
    Jariimiyo inuu cudur ku yahay jeeshka tawxiidka
    Jilbahana kufriga uu qabsado jiri afkaaf teed dheh
    Jibaad kiyo wixii taah kabaxay jooga niman diiday
    Jidad kana shisheeyaha tusiyo jiniga soo duulay
    Jisidiisna aan abid lamarin waa jid doqoneede
    Jawaab tiyo markii ay qirtaan juunka kala gooya
    Jeebiyo rasaas lagu shanaqo oo jarjara mooye
    Jiridaanu siidayn malahan cafisay jiriyaane
    Jisasooda weeyee qisaas mariya jaajuuska
    Jarjaroo guboo laaya waa jeesh ibliis diraye
    Jibka abuzubayr waa ku wii jaariday suraye
    Jigre cayrow waa kuwi kal hore gooyey johor kiiye
    Junuuday sirqoleen ka badan jinay caleen tiise
    Jarjaroo xasuuqoo basaas haw jirnixin maanta

Comments are closed.