Dhageyso: Kalimad ku saabsan Ciidda oo uu jeedinayo Sheekh Cali Dheere.

Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ayaa umadda muslimka ah ugu hambalyaysay munaasabadda Ciidul Fidriga oo maanta oo arbaca ah loo dabaal dagayo.

Sheekh Cali dheere ayaa kalimad uu jeediyay arrimo badan oo ku saabsan xaaladda dalka Soomaaliya, Waxa uu sidoo kale sheekh cali sigaar ah uga hadlay xaaladda muslimiinta Falastiin isagoona bogaadiyay iska caabinta xoogan ee ay kala hortagayaan cadowga malcuunka ah ee Yahuuda.

Comments are closed.