Kalimad Cusub oo Cinwaan looga dhigay “ U Nafiira Shaam†ayay baahisay Mu’assasada Warbaainta ee As-saxaab, waxaana kalimaddani jeedinaya Amiirka Uruweynaha Mujaahidiinta Al-Qaacidda Sheykh Dr Ayman Al-Dawaahiri Xafidahullaah.
Kalimaddan oo la dhageysan karo muddo10 daqiiqo ah waxa uu Sheekhu diiradda ku saaray muhiimadda uu leeyahay Jihaadka ka soconaya dhulka Shaam, isagoona sheegay in Shaam ay maanta tahay rajada Umadda Muslimka, wuxuuna ku sifeeyay Thowrada Shan sano jirsatay ee halkaas ka soconeysa inay tahay tan kaliya ee ku taagan dariiqa Saxda ah marka loo eego Thowraatkii loo bixiyay Gu’ga Carbeed ee Sanado ka hor ka dillaacay qaar ka tirsan Wadamada Carabta ee kuyaalla Mandiqadda Bariga dhexe.
Halkan Ka Dhageyso Kalimada Oo Af-somali Lagu Tarjumay.
Calamada.com
Jazakalaah, Walaalka Feysal xasan cali,Feysal yare.