Dhageyso Kulan Muhiim Ah Oo Ka Dhacay Baay Iyo Bakool+Bayaan Laga Soo Saaray.

Muddo Saddex maalmood ah waxaa deegaan ka tirsan Wilaayada Islaamiga Baay iyo Bakool ka socday kulan muhiim ah oo dhexmaray Malaaqyada,Ogaasyada,waxgaradka beelaha dega Wilaayada Baay iyo Bakool iyo Shabaabul Mujaahidiin.

Odayaasha iyo Malaaqyada Baay iyo Bakool ayaa gaba gabadii kulanka soo saaray Bayaan Muhiim oo ka kooban Qodobo dhowr ah,waxeyna Bayaanka ugu baaqeen bulshada iyo beelaha ku dhaqan Gobalada Baay iyo Bakool iney ka digtoonaadaan gaalnimada uu ku dhacay Mukhtaar Roobow iyo dhagaraha uu maleegayo Murtad Mukhtaar Roobow oo sidoo kale loo yaqaano Abuu Mansuur.

Sidoo kale Bayaankan waxey odayaasha ku cadeeyeen iney ka go’antahay ilaalinta Miraha Jihaadka iyo la dagaalanka gaalada iyo Murtadiinta duulaanka kusoo qaaday Diinta Islaamka iyo dadka Muslimiinta.

Dhanka kale Goobta kulanka waxaa laga jeediyay Kalimado Muhiim ah kuwaasi oo ay jeediyeen odayaal iyo sidoo kale Waaliga Wilaayada Islaamiga Baay iyo Bakool Sheekh Mucalim Geedow.

Halkan Ka Dhageyso Kalimadda Waaliga Wilaayada Islaamiga Baay Iyo Bakool.

Halkan Ka Dhageyso Kalimadda Gudoomiyaha Odayaasha Dhaqanka Baay Iyo Bakool.

Halkan Dhageyso Bayaanka Kasoo Baxay Malaaqyada Iyo ogaasyada Beelaha Baay Iyo Bakool.

Calamada.com

Comments are closed.