Skip to content

Calamada.com

Xarunta Xaqa iyo Xaqiiqda

Primary Menu
  • Home
  • Warbixinno
  • Dhageysiga
  • Muxaadaro
  • Sawirro
  • Duruus
  • Maqal & Muuqaal
Live
  • Home
  • Allposts
  • Dhageyso Magacyada Qaar Ka Mid Ah Saraakiisha Dhimashada Iyo Dhaawaca Ku Noqday Muqdisho.
  • Allposts
  • Warar

Dhageyso Magacyada Qaar Ka Mid Ah Saraakiisha Dhimashada Iyo Dhaawaca Ku Noqday Muqdisho.

calamada December 11, 2016 1 min read
96

qaraxa-xamar-jajabWaxaa sii kordhaya khasaaraha dowlada Ridada federaalka kasoo gaartay weerar Camaliyad Istish-haadi ah oo saaka aroortii lagu weeraray xarun ciidan oo ku taala kasoo horjeedka Dekeda Weyn ee magaalada Muqdisho.

Idaacada Islaamiga ah ee Andalus ayaa baahisay in dhimashada xubnaha dowlada federaalka ee camaliyaddaasi ay kor u dhaafayaan 40 xubin dhaawacana 60 uu kor u dhaafayo.

Sidoo kale Idaacada Islaamiga ah ee Andalus ayaa baahisay magacyada qaar ka mid ah saraakiisha dowlada Ridada federaalka ee dhimashada iyo dhaawaca ku noqday weerarkaasi Istish-haadiyada ah oo uu fuliyay walaal ka tirsan Katiibada Istish-haadiyiinta ee Shabaabul Mujaahidiin.

Halkan Ka Dhageyso Magacyada Saraakiisha.

Dhanka kale waxaa sii kordhaya khasaaraha Nasaarada Kenya lagu gaarsiiyay dagaal saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay deegaanka Taabto ee gobalka Jubbada hoose’iyadoona la xaqiijiyay in Kenya dagaalkaasi looga dilay Saddex askari.

Dhanka kale mid ka mid ah gaadiidka gaashaaman ee dowlada Nasaarada Kenya ayaa lagu gubay qarax mas’uuliyaddiisa ay sheegteen Xarakada Shabaabul Mujaahidiin oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay duleedka magaaalada Gaarisa’waxaa sidoo kale la xaqiijiyay in tiro saraakiil iyo askar ah oo gaariga la socday dhimasho iyo dhaawac ku noqdeen qaraxaasi.

Calamada.com

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhageyso Barnaamijka Faafreebka Wararka Radio Andalus 13-03-1438 Hijri.
Next: Qaraxyo Culus Oo Ka Dhacay Gobalka Shabeelada Dhexe.

Toos u dhagayso Idaacadda

Toos udhageyso Radio Andalus

DURUUS

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 29, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 28, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 27, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 26, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022

Sawirro

Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

May 6, 2022
Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyaha Ciida Iyo Degmada Tiyeeglow.

Sawirro Fantasiyaha Ciida Iyo Degmada Tiyeeglow.

May 4, 2022
DAAWO Sida Cagta Loo Mariyey Xeradii Ciidanka ATMIS ee Ceel-Baraf Iyo Meydad Daadsan Saldhigga [SAWIRO]

DAAWO Sida Cagta Loo Mariyey Xeradii Ciidanka ATMIS ee Ceel-Baraf Iyo Meydad Daadsan Saldhigga [SAWIRO]

May 3, 2022
Daawo Sawirro hordhac ah khasaaraha ciidamada Burundi lagu gaarsiiyay dagaalkii Ceelbaraf.

Daawo Sawirro hordhac ah khasaaraha ciidamada Burundi lagu gaarsiiyay dagaalkii Ceelbaraf.

May 3, 2022
Sawirrada Sida Looga Ciiday Magaalada Jilib.

Sawirrada Sida Looga Ciiday Magaalada Jilib.

May 2, 2022
Sawirrada Ciidul Fidri Iyo Deegaanka Kuunyo Barow.

Sawirrada Ciidul Fidri Iyo Deegaanka Kuunyo Barow.

May 2, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.