Dhageyso Maxaa Dhacdooyin Ah Oo Gobalada Dalka Somalia Ka Cusub?.

Afar Iyo Labaatankii Saac ee Lasoo dhaafay waxey ciidamada Shabaabul Mujaahidiin howlgalo isugu jira dilal,dagaal iyo qaraxyo la beegsadeen ciidamada Kufaarta iyo maleeshiyaatka Murtadiinta.

Weeraradan waxey ka kala dhaceen Magaalada Muqdisho iyo duleedyada degmooyinka Kismaayo iyo Afgooye oo ka kala tirsan gobalada Jubbada Hoose iyo Shabeelada hoose.

Halkan Ka Dhageyso Faahfaahinta Dhacdooyinkaasi.

Calamada.com

Comments are closed.