Dhageyso Maxkamada Wilaayada Galgaduud Oo Xad Gacan Goyn Ah Fulisay.

fagaarahaGalinkii dambe ee shalay waxey Maxkamada Wilaayada Islaamiga Ah ee Galgaduud goob fagaara ah ka fulisay Xad ka mid ah Xuduuda Allaah.

Goobta fagaaraha waxaa soo xaadiray Kumanaan ka mid ah bulshada ku dhaqan gobalka Galgaduud kuwaasi oo usoo daawasho tagay fulinta Xadka ka midka ah Xuduuda Allaah.

Xadkan ayaa ahaa Xaddu Sariqah oo gacan goyn ah waxaa lagu fuliyay wiil 27 jir ah oo lagu magacaabo Muxamed Cilmi Jimcaale kaasi oo jabsaday hanti kala duwan ka qaatay goob ganacsi oo ku taala gobalka Galgaduud.

Halkan Ka Dhageyso Qaadiga Oo Xukunka Ku Dhawaaqaya.

Calamada.com

Comments are closed.