Dhageyso Meydadka Askar Kenyaati Ah Oo Lasoo Bandhigay.

11049_9-12-2016-22-54-44fujifilm-finepix-av2004288x3216Fagaaraha weyn ee loogu magac daray Ashahiid bi’idnilaah ABU JABAL ee bartamaha degamada Jilib  ayaa lagu soo bandhigay tiro askar Kenyaan ah oo lagu soo dilay howlgalki ciidamada mujaahidinta ay dhawaan kasameeyen deegaanka Haame ee hoos tagta degamda Gaariga.

Halkan Ka Dhageyso Warbixinta Meydadka Lasoo Bandhigay.

Boqolaal dadweyne muslimiin ah ayaa udaawaasho tagay baqtiga iyo gaadiidka lagoo bandhigay,iyadoo shacabka ay siweyn ugu faraxsanaayen baqtiga gaalada kenya ee lasoo bandhigay.

Fagaaraha shacabka waxa kala hadlay qaar kamid ah odoyaasha dhaqanka iyo waxgaradka Jubbooyinka oo ay kamid yihiin gudoomiyaha golaha islaamiga ah ee Jubbooyinka Nabadoon Cabdullaahi Waaya Arag iyo suldaanka beesha Jareerweyne ee wilaayada Jubbooyinka Suldaan Khamsa.

Saacadaha soo socda ayaan soo gudbin doona sawirada maydadki lasoo bandhigay insha allah.

Xigasho Radioandalus24.com

Calamada.com

1 Comment
  1. Abu muslim says

    انشا ءلله

Comments are closed.