Dhageyso Mucalimiin Rag Iyo Haweyn Isugu Jira Oo Dowra Diini Ah Loo Soo Xiray.

Maktabka Tarbiyada iyo Tacliinta Wilaayada Islaamiga ah ee Jubbooyinka ayaa dowra diini ah usoo xiray Mucalimiinta Macaahidda ama iskuulada ku yaala degmooyinka iyo deegaanada gobalada Jubbooyinka.

Dowrada oo socotay muddo saddex maalin oo xiriir ah waxey Wilaayada u qabatay Mucalimiin ka kooban rag iyo haweyn’dowrada waxaa lagu qaatay daruus iyo talooyin muhiim ah.

Munaasabadii lagu soo xirayay dowrada waxaa kasoo qeyb galay mas’uuliyiin ka tirsan Wilaayada Islaamiga Jubbooyinka oo ugu horeeya Sheekh Muxamed Abuu Cabdalle kaasi oo talooyin muhiim ah siiyay mucalimiintaasi.

Halkan Ka Dhageyso Warbixinta.

Calamada.com

Comments are closed.