Dhageyso Muxaadarada Cilmiga Iyo Culimada Iyo Sheekh Abuu Zubeyr.

Maanta oo Jimca ah Taariikhduna ay ku beegantahay 28-Bisha Rabiicu-Thaanii-Sanadka-1440-Hijri waxa uu Webseydka Calamada idiin soo gudbinayaa Muxaadaro Qayim ah oo qeyb ka ah Muxaadaraatkii uu jeediyay Allaah Shahaadadiisa haka aqbalo Sheekh Mukhtaar Abuu Zubeyr.

Muxaadaradan Qayimka ah Cinwaankeedu waa Cilmiga iyo Culimada waxa uuna Sheekh Mukhtaar Abuu Zubeyr si faahfaahsan uga hadlayaa waxa uu yahay Cilmiga iyo waxa ay yihiin ama laga doonaya Culimada.

Halkan Ka Dhegeyso Muxaadarada Cilmiga Iyo Culimada.

Calamada.com

Comments are closed.