Dhageyso Muxaadaro Qayim Ah Oo Cinwaankeedu Yahay Al-ikhlaas Wal Ixtisaab.

Maanta oo Jimca ah Taariikhduna ay tahay 22-Bisha Rabiicul Awal-sanadka-1440-Hijri waxa uu webka Calamada idiin soo gudbinayaa mid ka mid ah Duruustii iyo  Muxaadaraatkii uu jeediyay intii uu noolaay Allaah Shahaadadiisa haka aqbalo Sheekh Mukhtaar Abuu Zubeyr.

Muxaadaraan oo cinwaankeedu yahay Al-ikhlaas Wal Ixtisaab waxa uu  Sheekha si faah faahsan kaga hadlay Ikhlaaska iyo Ixtisaabka’waxa uu sharaxaad ka bixiyay sidoo kale micnaha labadaasi.

Halkan Ka Dhageyso Muxaadarada الإخلاص والإحتساب.

Calamada.com

Comments are closed.