Dhageyso Nadwo Diini Ah Qeybta Kowaad Gaalnimada Ku Jirta In Gaalada La Siiyo Dhulka Muslimiinta.

Masjidka Jaamaca ee Wilaayada Islaamiga ah ee Shabeelada hoose waxaa si toos ah kaga bilowday Nadwo diini ah oo aad u qiimo badan.

Qeybta Kowaad ee Nadwada Diiniga ah  waxaa looga hadlay Gaalnimada ku jirta in dhulka Muslimiinta ama Hanti dadka Muslimiinta ay leeyihiin la siiyo Kufaarta sidii uu dhawaan sameeyay Murtad Muxamed Cabdullaahi Farmaajo kaasi oo dowlada Xabashida Itoobiya ku wareejiyay Afar Dekadood oo ka mid ah Dekadaha ay leeyihiin dadka Muslimiinta Soomaaliyeed.

Mowduucaan waxaa soo jeediyay Sheekh Cumar Xayaaka Llaah oo si aad ah u faahfaahiyay gaalnimada ka dhalaneysa arintaasi.

Halkan Ka Dhageyso Nadwada Diiniga Qeybta Kowaad.

Calamada.com

Comments are closed.