Dhageyso Nadwo Diini Ah Qeybta Labaad Dhagaraha Gaalada.

Masjidka Jaamaca ee Wilaayada Islaamiga ah ee Shabeelada hoose waxaa si toos ah kaga bilowday Nadwo diini ah oo aad u qiimo badan.

Qeybta  Labaad ee Nadwada Diiniga ah  waxaa looga hadlay Dhagaraha Gaalada ay u maleegayaan dadka Muslimiinta,waxaa Mowduucaan soo jeedinaya Sheekh Faarax.

Halkan Ka Dhageyso Qeybta Labaad Ee Nadwada Diiniga Ah.

Calamada.com

Comments are closed.