Dhageyso Nadwo Diini Ah Qeybta Shanaad (Mu’miniinta Ku Boori Dagaalka-2).

Masjidka Jaamaca ee Wilaayada Islaamiga ah ee Shabeelada hoose waxaa si toos ah kaga bilowday Nadwo diini ah oo aad u qiimo badan.

Qeybta  Shanaad ee Nadwada Diiniga ah  waxaa looga hadlay In Mu’miniinta Lagu booriya dagaalka-2,waxaa Mowduucaan soo jeedinaya Sheekh Jaamac Aadam.

Halkan Ka Dhageyso Qeybta Shanaad Ee Nadwada Diiniga.

Calamada.com

Comments are closed.