Dhageyso Qarax Lagu Dilay Sarkaal Badbad Oo Muqdisho Ka Dhacay.

Qarax qorsheysan ayaa ka dhacay gudaha magaalada Muqdisho kaasi oo lala beegsaday sarkaal iyo maleeshiyaat ka tirsan dowlada Ridada.

Qaraxan waxa uu sigaar ah kaga dhacay goob ay ku sugnaayeen sarkaalka iyo maleeshiyaatka lala dilay goobtaasi oo ka tirsan degmada Yaaqshiid ee gobalka Banaadir.

Inta laxaqiijiyey Qaraxa Waxaa Ku Dhintey Sarkaal Magaciisa Lagu Soo Gaabiyey Bad Bad Oo Ka tirsanaa Nabad Sugidda Ridada  iyo Sadax Kale Oo isla maleeshiyaatka dowlada ah,sidoo kale qaraxa waxaa ku dhaawacmay tiro askar ah.

Qaraxa Kadib Waxaa Goobta Soo Gaaray Maleeshiyaad Murtadiinta Ka tirsan Iyagoo Halkaasi Ka Qaatay meydadka sarkaalka iyo askarta,sidoo kale waxey goobta ka qaateen askartii qaraxa kaga dhaawacantay.

Halkan Ka Dhageyso Faahfaahinta Qaraxa.

Calamada.com

 

Comments are closed.