Dhageyso Saxidda Aqrinta Quraanka Kariimka Oo Jubbooyinka Ka Bilaabatay.

Waaliga Wilaayada Islaamiga ah ee Jubbooyinka Sheekh Muxamed Abuu Cabdalle ayaa ku dhawaaqay in gabi ahaan degmooyinka iyo deegaanada Wilaayada Jubbooyinka ay ka bilaabatay Xamlo diineed loogu tala galay in bulshada ku dhaqan wilaayada looga saxo aqrinta Quraanka Kariimka.

Waaliga ayaa xusay in Xamlada si toos ah kaga socoto Maraakizta iyo Madaarista wilaayada’iyadoona xamlada ay ka wada faa’ideysanayaan rag iyo haweyn.

Halkan Ka Dhageyso Warbixinta.

Calamada.com

Comments are closed.