Dhageyso Sh/Abuu Muscab Oo Ka Hadlay Weerarka Ka Dhacay Agagaarka Wazaaradda Gaashaandhiga.

Idaacada Diiniga ah ee Al-furqaan ayaa baahisay wareysi gaar ah oo ay la yeelatay afhayeenka ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin Sheekh Cabdul Caziiz Abuu Muscab kaasi oo sheekha kaga hadlay Camaliyad Istish-haadiyo ah oo maanta ka dhacday agagaarka Wazaaradda Gaashaandhiga Muqdisho.

Sheekh Abuu Muscab ayaa xusay in camaliyadda oo ay ku dileen askar fara badan ay si gaar ah ula beegsadeen taliyaha cusub ee maleeshiyaatka Milatariga dowlada Ridada kaasi oo la xaqiijiyay inuu si dirqi ah kaga badbaaday weerarka.

Sidoo kale Sheekh Abuu Muscab ayaa ka hadlay dagaalkii dhawaan uu iclaamiyay madaxweynaha dowlada Ridada ninka lagu magacaabo Farmaajo.

Halkan Ka Dhageyso Wareysiga Sheekh Abuu Muscab.

Calamada.com

Comments are closed.