Waaliga Wilaayada Islaamiga ah ee Jubbooyinka Sheekh Muxamed Abuu Cabdalle ayaa fagaara ka tirsan wilaayada Jubbooyinka oo kumanaan ruux ay ku dukadeen salaada Ciidul Fidriga ka jeediyay kalimad qayim ah oo dhinacya badan taabaneysa.
Waaliga ayaa ugu horeyntii bulshada Muslimiinta ugu hambalyeeyay munaasabada ciidul fidriga oo siweyn ay ugu dabaal dagayaan bulshada Muslimiinta ee ku dhaqan wilaayaatka dalka iyo guud ahaan Caalamka.
Sheekh Muxamed Abuu Cabdalle Allaah ha xifdiye waaliga wilaayada Islaamiga ah ee Jubbooyinka ayaa sidoo kale ka hadlay jabka xoogan ee soo wajahay kufaarta iyo Murtadiinta’isagoona carabaabay iney Mujaahidiinta sii kordhinayaan weerarada ka dhanka ah Cadowga Allaah.
Ugu Dambeyntii Waaliga Wilaayada Islaamiga ah ee Jubbooyinka ayaa xusay in waajib tahay in la dhoora Midnimada Muslimiinta islamarkaana la iska qabto cid kasta oo dooneysa iney kala qeybisa safka Muslimiinta.
Halkan Ka Dhageyso Kalimada Waaliga Jubbooyinka.
Calamada.com
Alaahu akbar
Waxaasaaa Geeesi lagaa dhahaa