Dhageyso Sheekh Abuu Muscab Oo Ka Hadlay Weerarkii Wazaaradaha Amniga Iyo Arimaha Gudaha.

Afhayeenka Taliska ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab Sheekh Cabdul Caziiz Abuu Muscab oo shir jaraa’id u qabtay warbaahinta ayaa ka hadlay weerarkii Taariikhda galay ee maanta ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ay ku qaadeen xarunta Wazaaradaha Amniga iyo arimaha gudaha dowlada Ridada ee magaalada Muqdisho.

Sheekh Abuu Muscab ayaa xusay in weerarka isugu jiray Istish-haadi iyo mid Ingimaasi ah islamarkaana uu u dhacay qaabkii loo qorsheeyay.

Afhayeenka Taliska ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab ayaa intaasi ku daray in weerarkan lagu dilay tiro fara badan oo isugu jirta saraakiil,askar iyo xubno kale oo ka tirsan dowlada Federaalka.

Halkan Ka Dhageyso Shirka Jaraa’id Ee Sheekh Abuu Muscab.

 

Calamada.com

Comments are closed.