Dhageyso Sheekh Cabdi Raxman Firin Oo Jeediyay Muxaadaro Ka Hadleysa Fadliga Ramadaan.

Sheekh Cabdi Raxmaan Firin oo kamid ah culimaa’udiinka wilaayaatka islaamiga Soomaaliya ayaa jeediyay kalimad muhiim ah oo ku saabsan bisha Barakeysan ee Ramadaan.

Sheekha ayaa kalimaddiisa ku faah faahinaya waxa muslimiinta la guddoon inta lagu guda jiro Bisha Barakeysan wuxuuna ku baaqay in sadaqada labadiyo oo la afuriyo dadka fuqarada iyo Masaakiinta ah.

Halkan ka degso Kalimadda ama Hoos ka dhageyso

Comments are closed.