Dhageyso Sheekh Cali Dheera Oo Ka Hadlay Doorashada Muqdisho Ka Dhicidoonta.

sheekh-Cali-dheera-1Iyadoo lagu wado wax ka yar labo bilood gudahood dowlada Xabahsida Itoobiya iyo kuwa gaalada Caalamka iney doorasha ugu qabtaan xubnaha dowlada Ridada federaalka taasi oo la filayo iney ka dhacda gudaha magaalada Muqdisho ayaa doorashadaasi waxaa ka hadlay Xarakada Shabaabul Mujaahidiin.

Kalimad cusub oo uu jeediyay afhayeenka guud ee Xarakada Shabaabul Mujaahidiin Sheekh Cali Maxamuud Raage Sheekh Cali Dheera waxa uu si aad ah kaga hadlay doorasha gaaleedka lagu wado iney ka dhacda gudaha magaalada Muqdisho taasi oo isugu jirta midda golaha dhawaaqiida iyo midda hogaanka guud ee dowlada Ridada Federaalka.

Sheekh Cali Maxamuud Raage ayaa faahfaahiyay waxey Shareecada Islaamka ka qabto doorashadaasi’isagoona si gaar ah ula hadlay odayaasha dhaqanka ee lagu wado iney soo dhisaan Xildhibaano Sharciga iyo Abooda ku heysta Allaah SW.

Afhayeenka Shabaabul Mujaahidiin ayaa xusay in doorasha gaaleedkaasi ay qeyb ka tahay qorshaha ay gaalada caalamka ku dooneysa in dhulka Somali u qeybiso oo u gacan galiso dowladaha Gaalada ah ee dariska la ah Somali.

Ugu Dambeyntii Sheekh Cali Maxamuud Raage ayaa ugu baaqay ciidamada Xarakada Shababul Mujaahidiin iney ka hortagaan qorshaha gaalada ay ku dooneysa iney ku kala qeybiso guud ahaan dhulka Somali.

Halkan Ka Dhageyso Kalimada Sheekh Cali Dheera.

Calamada.com

Comments are closed.