Dhageyso Sheekh Cali Dheere Oo Ka Hadlay Arrimo Muhim ah.

Afhayeenka Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab ayaa waraysi uu siiyay Idaaacadda Andalus wuxuu kaga warramay arrimo muhiim ah oo ay ka mid tahay Xaaladda kacsan ee ka taagan magaalada Baladxaawo, isagoo sheegay in Mujaahidiintu ay markii horeba Kenyaatiga dagaal adag kula jireen, haatanna ay diyaar u yihiin in ay garab siiyaan shacabka lagu dulmayo Baladxaawo, waxaanu bulshada degen Baladxaawo ku ammaanay dagaalka ay kala hortageen  Kuffaarta Kenya.

Dhageyso Waraysiga Sheekh Cali Dheere.

 

Comments are closed.