Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Sawirro
  • Muxaadarooyin
  • Maqal & Muuqaal
  • Home
  • Allposts
  • Dhageyso Sheekh Cali Jabal Oo Laga Wareystay Weerarada Muqdisho Iyo Sababta Ay Weerarada U Kordhiyeen.
  • Allposts
  • Warar

Dhageyso Sheekh Cali Jabal Oo Laga Wareystay Weerarada Muqdisho Iyo Sababta Ay Weerarada U Kordhiyeen.

February 3, 2017

sh-cali-jabalIdaacada islaamiga ah ee Alfurqaan ayaa caawa wareysi gaar ah la yeelatay Waaliga Gobalka Banaadir xarakada Shabaabul Mujaahidiin Sheekh Cali Maxamed Xuseen.

qeybta hore wareysiga waxa uu  sheekh Cali ku bogaadiyay weerarkii Deegaanka Kulbiyow ee Kenya looga laayay Ciidamada badan.

“Waxaan umadda muslimimiinta gaar ahaan umadda Soomaaliyeed ugu hanbalyeynayaa camaliyadii barakaysnayd ee Kulbiyoow laguna xasuuqay Ciidamada Kenya”ayuu yiri Sheekh Cali jabal isagoo uduceeyay intii ka qeybqaadatay Howlgalkaasi.

Sheekh Cali Jabal waxa uu soo hadal qaaday tacadiyada Ciidamada Kenya ee ka dhanka ah Muslimiinta,waxaana uu sheegay in dad badan oo la dulmiyay ay ku indho qabowsadeen waxa ku dhacay askarta Kenya.

Kenya ayuu usheegay inay la gudboontahay inay is bar qabato inta ay goori goortahay.

Xaalada Magaalada Muqdisho.

“meel kasta oo maanta Muslim uu joogo cadaadis ayuu la kulmayaa hadey tahay duullaan maskaxeed.waxbarasho iyo mid milatari,wilaayada Banaadirna waxa ay lamid tahay dhulkaasi lagu duulay”ayuu yiri Cali jabal mar uu ka hadlayay xaalada Muqdisho.

Reer Muqdisho ayaa maalmahaan aad uhadal haya weerarada alshabaab oo ka xoogan kuwii horre marka loo eego qaraxyada ay la beegsanayaan xarumaha shisheeyaha iyo kuwa Dowladda

Sheekh Cali Jabal Waxaa la weydiiyay sababta ay ukordhiyeen tanka Qaraxyada Gawaarida ay u adeegsadaan  oo dhulka dhigay dhismooyin badan oo shabaabku weerareen.

Halkan Ka Dhageyso Wareysi Sheekh Cali.

Continue Reading

Previous: Dhageyso Muxaadarada Sifada Munaafiqiinta Iyo Sheekh Muxamed Dul-yadeyn.
Next: Qaraxyo Lagu Dilay Askar American Ah.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -01-05-1444-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -01-05-1444-Hijri

November 24, 2022
30 Kun Oo Kiisaska Covid-19 Ah Oo Laga Helay Shiinaha.
  • Allposts
  • Warar

30 Kun Oo Kiisaska Covid-19 Ah Oo Laga Helay Shiinaha.

November 24, 2022
Dagaallo Askar Badan Looga Dilay DF Oo Ka Dhacay Sh/dhexe.
  • Allposts
  • Warar

Dagaallo Askar Badan Looga Dilay DF Oo Ka Dhacay Sh/dhexe.

November 24, 2022

Sawirro

Sawirro: Beesha Tunni Oo Naf Iyo Maal Ku Taageertay Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Beesha Tunni Oo Naf Iyo Maal Ku Taageertay Mujaahidiinta.

November 21, 2022
Sawirro+Warbixin: Xaflad 46 Arday Oo Dhamaystay Xifdinta Qur’aanka Kariimka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Xaflad 46 Arday Oo Dhamaystay Xifdinta Qur’aanka Kariimka.

November 17, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Jilib iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Degmada Jilib iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 16, 2022
Sawirro+Warbixin : Degmada Kamsuuma iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin : Degmada Kamsuuma iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 15, 2022
Daawo Sawirada Degmada Wabxo, Shacabkii Oo Faraxsan Oo Qoryahooda Wata.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Degmada Wabxo, Shacabkii Oo Faraxsan Oo Qoryahooda Wata.

November 14, 2022
Waxa La Baahiyay Q 2aad ee Sawirrada Dagaalkii Buurdaar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Waxa La Baahiyay Q 2aad ee Sawirrada Dagaalkii Buurdaar.

November 13, 2022
Daawo Filim Laga Diyaariyay Shirkii Guud Ee Nuqabada Wilaayaadka.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Filim Laga Diyaariyay Shirkii Guud Ee Nuqabada Wilaayaadka.

November 12, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Jamaame Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro

Sawirro+Warbixin: Degmada Jamaame Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 12, 2022
Bayaan+Sawirro: Shir U Socday Golaha Nuqabada Wilaayaadka Oo Soo Gabogaboobay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Bayaan+Sawirro: Shir U Socday Golaha Nuqabada Wilaayaadka Oo Soo Gabogaboobay.

November 12, 2022
Daawo Sawirro Horudhac Ah Oo Laga Baahiyay Weerarkii Burdaar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Oo Laga Baahiyay Weerarkii Burdaar.

November 11, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Xagar Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Degmada Xagar Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 10, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Salagle Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Degmada Salagle Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 9, 2022
Sawiro+Warbixin: Magaalada Saakow iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawiro+Warbixin: Magaalada Saakow iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 8, 2022
Sawirada Dagaalkii Shalay Ka Dhacay Qaayib Iyo Qaniimo Faro Badan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirada Dagaalkii Shalay Ka Dhacay Qaayib Iyo Qaniimo Faro Badan.

November 8, 2022
Sawirro+ Warbixin: Xamlada Tacliinta Wilaayada Jubbooyinka (Degmada Bu’aale)
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+ Warbixin: Xamlada Tacliinta Wilaayada Jubbooyinka (Degmada Bu’aale)

November 7, 2022
Akhriso+Sawiro Shir U Socday Culumada Wilaayaatka Islaamiga Oo Soo Gabagaboobay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Akhriso+Sawiro Shir U Socday Culumada Wilaayaatka Islaamiga Oo Soo Gabagaboobay.

October 26, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.