Dhageyso Sheekh Xasan Yacquub Oo Ka Hadlay Xaalada Gobalka Galgaduud.

Sh Xasan Yacquub Cali 1438Idaacada Diiniga Al-furqaan ayaa baahisay wareysi gaar ah oo ay la yeelatay Waaliga Wilaayada Islaamiga Galgaduud Sheekh Xasan Yacquub Cali kaasi oo waaliga uu kaga hadlay xaalada guud ee gobalka Galgaduud.

Sheekh Xasan ayaa ugu horeyntii xusay in xaalad wanaagsan ay ku noolyihiin bulshada ku dhaqan degmooyinka iyo deegaanada Raayada Towxiidka ka babaneyso ee gobalka Galgaduud’waxa uu sidoo kale soo hadlay qaaday sida ciidamada Kufaarta Xabashida Itoobiya ugu fashilmeen duulaankii ay kal hore ku soo qaadeen qeybo ka mid ah gobalka Galgaduud.

Waaliga waxa uu intaasi ku daray in Xabashida Itoobiya imika ay ku go’doonsanyihiin degmada Ceelbuur’waxa uu sidoo kale xusay in shacabka ku dhaqan degmooyinka maamulkaan Mushrikiinta sida degmada Dhuusamareeb iney uso xukun tagaan Maxkamada Islaamiga ee Xarakada Shabaabul Mujaahidiin.

Halkan Ka Dhageyso Wareysiga Sheekh Xasan Yacquub.

Calamada.com

Comments are closed.