Skip to content

Calamada.com

Xarunta Xaqa iyo Xaqiiqda

Primary Menu
  • Home
  • Warbixinno
  • Dhageysiga
  • Muxaadaro
  • Sawirro
  • Duruus
  • Maqal & Muuqaal
Live
  • Home
  • Allposts
  • Dhageyso Sheekh Yuusuf Kabo Ku Dukade Oo Ka Hadlay Dagaalka Run-nirgood.
  • Allposts
  • Warar

Dhageyso Sheekh Yuusuf Kabo Ku Dukade Oo Ka Hadlay Dagaalka Run-nirgood.

calamada May 1, 2016 1 min read
99

studio3Iyadoo saaka aroortii dagaal si ba’an loogu xasuuqay maleeshiyaatka dowlada Ridada federaalka uu ka dhacay degmada Run-nirgood ee gobalka Shabeelada dhexe ayaa waxaa dagaalkaasi ka hadlay waaliga Wilaayada Islaamiga ah ee Shabeelada dhexe Sheekh Yuusuf Sheekh Ciise Sheekh Axmed Sheekh Kabo Ku Dukade.

Waaliga oo wareysi siiyay Idaacada Alfurqaan waxa uu si faahfaahsan uga hadlay dagaalka iyo khasaaraha guud ee maleeshiyaatka dowlada federalka lagu gaarsiiyay dagaalkaasi.

Sheekh Yuusuf waxa uu xusay in dagaalkaasi lagu dilay 49 askari oo ay ku jiraan saraakiil’waxaana sidoo kale uu intaa ku daray in dagaalkaasi Mujaahidiinta ay ku qabsadeen 4 gaari oo kala ah labo Cabdi Bile iyo labo gaari xamuul ah oo mid ka mid ah sahay wada halka midka kalane booyad shidaal ay saarantahay.

Sidoo kale Sheekh Yuusuf Kabo Ku Dukade waxa uu intaa ku daray in qabaa’ilka iyo qeybaha bulshada ay ka qeyb qaateen dagaalka maanta lagu xasuuqay maleeshiyaatka dowlada Ridada federaalka’iyadoona degamda Run-nirgood ay si buuxda ula wareegeen ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin.

Halkan Ka Dhageyso Wareysiga Waaliga Shabeelada Dhexe.

Calamada.com

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Faahfaahino Dheeraad Ah Oo Laga Helayo Qaraxyo Ka Kala Dhacay Marka Iyo Qoryooley.
Next: Dhageyso Barnaamijka Faafreebka Andalus 25-07-1437 Hijri.

Toos u dhagayso Idaacadda

Toos udhageyso Radio Andalus

DURUUS

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 29, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 28, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 27, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 26, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022

Sawirro

Sawirro+Warbixinno: Mukhayam Cilmiyeed Loo Qabtay Ardayda Wilaayaadka.

Sawirro+Warbixinno: Mukhayam Cilmiyeed Loo Qabtay Ardayda Wilaayaadka.

June 11, 2022
Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 3aad.

Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 3aad.

June 11, 2022
Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 1aad.

Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 1aad.

June 5, 2022
Isbitaalka Guud Ee Magaalada Ceelbuur Oo Dib Loo Furay [Sawirro].

Isbitaalka Guud Ee Magaalada Ceelbuur Oo Dib Loo Furay [Sawirro].

May 31, 2022
Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

May 6, 2022
Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyaha Ciida Iyo Degmada Tiyeeglow.

Sawirro Fantasiyaha Ciida Iyo Degmada Tiyeeglow.

May 4, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.