Dhageyso Shisheeyaha Oo Dad Shacab Ah Madaafiic Ku Garaacay.

duqeynta Amisom kufaarHabeenkii xalay ciidamada Kufaarta Afrikaanta waxey tiro madaafiic ah ku garaaceen deegaan dhaca duleedka degmada Jannaale ee gobalka Shabeelada Hoose.

Shisheeyaha ayaa tiro madaafiic ah ku garaacay deegaanka Faranga oo qiyaastii Hal KM kaga beegan dhanka Bari degmada Jannaale ee gobalkaasi.

Inta la xaqiijiyay duqeyntaasi waxaa ku dhintay 6 ruux oo isugu jira Maamo Waayeel ah’Hooya iyo afar canug oo ay dhashay kuwaasi oo gabi ahaan hal qoys kasoo wada jeeda.

Xilligii ciidamada Kufaarta Afrikaanta madaafiicda ku garaacayeen deegaanka Faranga ee duleedka degmada Jannaale ma jirn wax weeraro ama dagaallo ah oo halkaasi ka socday.

Ciidamada Shisheeyaha Afrikaanta ayaa si bareer ah u xasuuqa shacabka ku dhaqan goobaha Kufaarta iyo Murtadiinta duulaanka ay kaga suganyihiin Konfurta iyo bartamaha dalka Somali.

Halkan Ka Dhageyso Warbixinta Duqeynta Kufaarta.

Calamada.com

 

Comments are closed.