Dhageyso Sida Maalinta Labaad Looga Ciidayo Wilaayaatka Dalka.

Maanta waa maalinta Labaad ee Ciidul Fidriga oo ka mid ah Ciidaha Allaah SW uu ku maneystay Adoomadiisa Muslimiinta ah,iyadoo maanta si weyn looga ciiday dalka Somaliya iyo guud ahaan daafaha Caalamka.

Webseydka Calamada waxa uu idiin soo gudbinayaa sida Maanta Labaad looga ciiday Wilaayaatka Islaamiga dalka Somalia.

Halkan Ka Dhageyso Sida Looga Ciiday Wilaayaatka Dalka Maalinta Labaad.

Calamada.com

Comments are closed.