Maalmo ka hor waxaa Konfurta iyo bartamaha dalka Somali ka bilowday qeybinta Zakada Xoolaha Nool oo Xarakada Shabaabul Mujaahidiin u qeybineydo dadka Fuqarada iyo Masaakiinta ah.
Saacadihii lasoo dhaafay waxaa magaalada Bu’aale ee gobalada Jubbooyinka laga qeybiyay Zakada Xoolaha nool taasi oo la siiyay dadka Masaakiinta ah ee ku dhaqan magaalada iyo deegaanada hoostaga.
Sidoo kale waxaa Zakada Xoolaha nool laga qeybiyay degmada Buulo-fulaay oo ka tirsan wilaayada Islaamiga Baay iyo Bakool waxaa sidoo kale xoolahaasi Zakada ah la siiyay Fuqarada iyo Masaakiinta ku dhaqan degmada iyo deegaanada hoostaga.
Idaacada Islaamiga ah ee Andalus ayaa baahisay wareysiyo kala duwan oo ay la yeelatay Fuqarada iyo Masaakiinta la siiyay Zakada Xoolaha nool kuwaasi oo ka warbixiyay xoolaha la siiyay.
Halkan Ka Dhageyso Zakada Laga Qeybiyay Magaalada Bu’aala.
Halkan Ka Dhageyso Zakada Laga Qeybiyay Degmada Buulo-fulaay.
Calamada.com
Alah Ayaa Mahad iska Leh .
iyo dhaman Mujahidiinta in Masakiinta Loo Qeybyo alahu Akbar