Dhageyso Subagle Oo Qiray Iney Ku Fashilmeen Ka Adkaanshaha Shabaabul Mujaahidiin.

Taliyaha ciidamada shisheeye ninka lagu magacaabo Subagle ayaa ka hadlay halka uu marayo dagaalka har iyo habeen dhexmara ciidamadooda iyo ciidamada Shabaabul Mujaahidiin.

Murtadkan Jabuutiyaanka ah oo xilka taliyaha ciidamada Kufaarta Afrikaanta kasii dagaya kadib markii uu ka dhamaaday waqtigii hogaaminta ciidanka Shisheeya ayaa sheegay iney si toos ah ugu fashilmeen duulaankii ay kusoo qaadeen dalka Somalia.

Subagle waxa uu intaasi ku daray inuu si aad ah uga xunyahay inuu xilka ka dago isagoo aanan ku guuleysan in mudadii uu hayay xilka taliyaha shisheeyaha uu ka adkaado ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab.

Halkan Ka Dhageyso Calaacalka Taliye Subagle.

Calamada.com

Comments are closed.