Dhageyso Tabin Toos Ah Iyo Mahrajaanka Ciida Ee Galhareeri.

img_8018-copyIdaacada Islaamiga ah ee Andalus ayaa si toos ah u baahineysay Mahrajaan lagu maamuusayay Ciidul Adxaa kaasi oo ka dhacay fagaara weyn oo ku yaala bartamaha magaalada Galhareeri ee gobalka Galgaduud.

Mahrajaanka ayaa ka koobnaay ciyaaro kala duwan sida Dhari-Jibin Xarig-jiid Farda-fuul Orod Ukun iyo noocyo kale oo aad u xiisa badan.

Ciyaaraha goobta lagu soo badhigay qaarkood waxaa ku tartamayay Wilaayada iyo shacabka ku dhaqan gobalka Galgaduud’sida nooca Dhari-jabinta oo ay guusha ku raacday dadka shacabka.

Halkan Ka Dhageyso Tabinta Tooska Ah Ee Mahrajaankii Galhareeri.

Calamada.com

Comments are closed.