Skip to content

Calamada.com

Xarunta Xaqa iyo Xaqiiqda

Primary Menu
  • Home
  • Warbixinno
  • Dhageysiga
  • Muxaadaro
  • Sawirro
  • Duruus
  • Maqal & Muuqaal
Live
  • Home
  • Allposts
  • Dhageyso Tartanka Quraan Akhriska Wilaayaatka Dalka Oo Lasoo Gabagabeeyay.
  • Allposts
  • Warar

Dhageyso Tartanka Quraan Akhriska Wilaayaatka Dalka Oo Lasoo Gabagabeeyay.

calamada July 4, 2016 1 min read
110

quraan-kariimBilkasta oo Ramadaan ah Xarakada Shabaabul Mujaahidiin waxey qabataa tartam Quraan Akhris ah oo lagu weeyneynayo bisha barakeysan ee Ramadaan kaasi oo loo qabta arday ka kala timaada gobalada Dalka Somali.

Sanadkan waxaa tartanka marti galisay wilaayada Islaamiga ah ee Jubbooyinka’iyadoona saacadihii lasoo dhaafay tartanka lagu soo gaba gabeeyay gudaha wilaayadaasi.

Ardayda tartanka oo u kala tartamayay wilaayaatka dalka Somali ayaa ku tartamayay 30 jus 15 jus iyo 10 jus’iyadoona ardaydaasi ay da’dooda aad u yareed.

Ardayga kaalinta kowaad galay oo lagu magacaaba Mustaf Muxamed Nuur oo u tartamayay Wilaayada Islaamiga ah ee Shabeelada hoose’waxaa abaal marin loo siiyay lacag dhan Kun Doolar iyo hadiyado kale oo qaali ah.

Ardayga kaalinta labaad galay ayaa lagu magacaabaa Cabdi Fitaax Cabdullaahi Xaaji oo u tartamayay Wilaayada Islaamiga Jubbooyinka waxaa abaal marin loo siiyay lacag dhan Sagaal Boqol oo doolar iyo hadiyado kale oo qaali ah.

Ardayga kaalinta saddexaad galay ayaa lagu magacaabaa Qaasim Shariif Kuusow oo u tartamayay Wilaayada Islaamiga ah ee Baay iyo Bakool waxaa abaal marin loo siiyay lacag dhan Todoba Boqol oo doolar iyo hadiyado kale oo qaali ah.

Halkan Ka Dhageyso Gudiga Tartanka Quraan Akhriska Oo Natiijada Iyo Abaal Marinta Sharaxaya.

Calamada.com

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Sarkaal Ka Tirsan Dowlada Federaalka Oo Galgaduud Lagu Dhaawacay.
Next: Ciidamada Itoobiya Oo Isaga Cararay Deegaanka Buurdhuxulle.

Toos u dhagayso Idaacadda

Toos udhageyso Radio Andalus

DURUUS

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 29, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 28, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 27, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 26, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022

Sawirro

SAWIRRO: Xaflad XarigGa Looga Jarayey Isbitaalka Degmada Jilib Oo Lagu Qabtay Degmadaasi.

SAWIRRO: Xaflad XarigGa Looga Jarayey Isbitaalka Degmada Jilib Oo Lagu Qabtay Degmadaasi.

June 28, 2022
Sawirro+Warbixinno: Mukhayam Cilmiyeed Loo Qabtay Ardayda Wilaayaadka.

Sawirro+Warbixinno: Mukhayam Cilmiyeed Loo Qabtay Ardayda Wilaayaadka.

June 11, 2022
Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 3aad.

Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 3aad.

June 11, 2022
Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 1aad.

Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 1aad.

June 5, 2022
Isbitaalka Guud Ee Magaalada Ceelbuur Oo Dib Loo Furay [Sawirro].

Isbitaalka Guud Ee Magaalada Ceelbuur Oo Dib Loo Furay [Sawirro].

May 31, 2022
Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

May 6, 2022
Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

May 5, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.