Dhageyso Waaliga Mudug Abu Cadnaan Oo Ka Warbixiyay Dagaalkii Maanta.

xarardheereWaaliga wilaayada Mudug Sheekh Cabdilqaadir abu Cadnaan oo waraysi siiyay idaacadda Islaamiga Alfurqaan ayaa uga warbixiiyay jabkii maanta gaaray Maleeshiyaadkii  Ashahaado la dirirka ahaa ee kasoo duulay Gaalkacayo.

Sheekhu wuu sheegay in Allaah jabiyay cadowgii soo duulay, wuxuu sheegay in bakhtigoodii ay dib u qaateen qaarna ay furumiha uga carareen, dhaawcna faro badanna way qaateen,  oo gaalkacayo iyo Garoowe ay gaarsiiyeen.

wuxuu sheegay waaligu in ay ciidamada soo duulay ay ka koobnaayeen Galmadug, Puntland iyo Ciidamo Caddaan Maraykan ah.

Halkan ka Dhageyso Waraysiga Waaliga.

 

Comments are closed.