Dhageyso Warbixinta Sanad Kadib Iyo Furashadii Magaalada Ceelbuur Qeybta 1-aad.

Idaacada Islaamiga Ah ee Andalus ayaa bilowday Warbixino Taxane ah oo ay kaga hadleysa Sanad Kadib iyo Furashadii Magaalada Ceelbuur Wilaayada Islaamiga Galgaduud ee Bartamaha dalka Somalia,waxey Magaalada Ceelbuur Sanad ka hor ka xurowday Gumeysiga Ciidamada Kufaarta Xabashida Itoobiya oo muddo Saddex Sano ah duulaan ku joogay magaaladaasi.

Qeybta Kowaad ee Warbixinadan Taxanaha ah waxey Idaacada Andalus kaga hadashay Qaabkii Bulshada Ceelbuur magaaladaasi uga Hijroodeen iyo deegaanadii ay u Hijroodeen markii Saddex Sano ka hor askarta Xabashida Itoobiya duulaanka ku qabsadeen magaalada Ceelbuur.

Halkan Ka Dhageyso Qeybta Kowaad Ee Warbixinta Furashadii Ceelbuur.

Calamada.com

Comments are closed.