Dhageyso Warbixinta Sanad Kadib Iyo Furashadii Magaalada Ceelbuur Qeybta 3-aad.

Idaacada Islaamiga Ah ee Andalus ayaa bilowday Warbixino Taxane ah oo ay kaga hadleysa Sanad Kadib iyo Furashadii Magaalada Ceelbuur Wilaayada Islaamiga Galgaduud ee Bartamaha dalka Somalia,waxey Magaalada Ceelbuur Sanad ka hor ka xurowday Gumeysiga Ciidamada Kufaarta Xabashida Itoobiya oo muddo Saddex Sano ah duulaan ku joogay magaaladaasi.

Qeybta Saddex-aad waxey Idaacada Islaamiga ah ee Andalus kaga hadashay dib usoo laabashadii Ganacsiga magaalada Ceelbuur kadib markii magaaladaasi laga xureeyay ciidamadii Xabashida Itoobiya muddada Saddex-da Sano ah duulaanka ku joogay Ceelbuur.

Halkan Ka Dhageyso Qeybta Saddex-aad Ee Furashadii Magaalada Ceelbuur.

Calamada.com

Comments are closed.