Dhageyso Warbixinta Sanad Kadib Iyo Furashadii Magaalada Ceelbuur Qeybta 5-aad.

Idaacada Islaamiga Ah ee Andalus ayaa bilowday Warbixino Taxane ah oo ay kaga hadleysa Sanad Kadib iyo Furashadii Magaalada Ceelbuur Wilaayada Islaamiga Galgaduud ee Bartamaha dalka Somalia,waxey Magaalada Ceelbuur Sanad ka hor ka xurowday Gumeysiga Ciidamada Kufaarta Xabashida Itoobiya oo muddo Saddex Sano ah duulaan ku joogay magaaladaasi.

Qeybta Shanaad waxey Idaacada Islaamiga ah ee Andalus kaga hadashay Tacadiyadii Iyo Dhibaatooyinkii Ciidamada Xabashida Itoobiya u geysteen dadka shacabka ee ku dhaqan deegaanada dhaca duleedka magaalada Ceelbuur mudadii Saddex-da Sano aheed ee Xabashidu duulaanka ku joogtay magaaladaasi.

Halkan Ka Dhageyso Qeybtii Shanaad Ee Furashadii Magaalada Ceelbuur.

Calamada.com

Comments are closed.