Dhageyso Warbixinta Sanad Kadib Iyo Furashadii Magaalada Ceelbuur Qeybta 6-aad,Dhamaad.

Idaacada Islaamiga Ah ee Andalus ayaa bilowday Warbixino Taxane ah oo ay kaga hadleysa Sanad Kadib iyo Furashadii Magaalada Ceelbuur Wilaayada Islaamiga Galgaduud ee Bartamaha dalka Somalia,waxey Magaalada Ceelbuur Sanad ka hor ka xurowday Gumeysiga Ciidamada Kufaarta Xabashida Itoobiya oo muddo Saddex Sano ah duulaan ku joogay magaaladaasi.

Qeybta Shanaad waxey Idaacada Islaamiga ah ee Andalus kaga hadashay Nabadoona iyo Odayaal Dhaqameedyo diyaaradaha duuliya la’aanta dowlada Saliibiyadda Mareykanka ay ku dileen duqeyn  diyaaradahaasi ka geysteen duleedka magaalada Ceelbuur.

Halkan Ka Dhageyso Qeybtii Lixaad Ee Furashadii Magaalada Ceelbuur.

Calamada.com

Comments are closed.