Skip to content

Calamada.com

Xarunta Xaqa iyo Xaqiiqda

Primary Menu
  • Home
  • Warbixinno
  • Dhageysiga
  • Muxaadaro
  • Sawirro
  • Duruus
  • Maqal & Muuqaal
Live
  • Home
  • Allposts
  • Dhageyso Wareysiga Aadan Sheekh Yuusuf Oo Ka Mid Ah Ragii Xalane Weeraray.
  • Allposts
  • Warar

Dhageyso Wareysiga Aadan Sheekh Yuusuf Oo Ka Mid Ah Ragii Xalane Weeraray.

calamada July 28, 2016 2 min read
83

Istish haadiIdaacada Islaamiga Andalus ee ku hadasha afka Xarakada Mujaahidiinta AlShabaab ayaa caawa baahisay Wareysi cusub oo lala yeeshay istish-haadigii labaad ee fuliyey camaliyaadkii maalma ka hor lagu weeraray Xerada Xalane ee galaaftay nolosha tobaneeyo ka tirsan ciidamada Afrikaanta.

Aadan Sheekh Yuusuf oo gudaha Xarakada Mujaahidiinta AlShabaab looga yaqaano Cabdi Qaffaar ayuu ahaa istish-haadigii labaad ee fuliyey camaliyaadkii Xalane sida ay baahisay Idaacada Islaamiga Andalus, iyadoona sii deysay wareysi dheer oo uu bixiyey walaalkaas ka hor inta uusan howlgalka u dhaqaaqin.

Wareysiga laga qaaday Cabdi Qaffaar ayaa la dhageysan karaa muddo 18 daqiiqo ah, wuxuuna kula hadlayaa ciidamada Xarakada Mujaahidiinta AlShabaab, dadka Soomaaliyeed iyo eheladiisa, isagoona dhanka kale fariimo adag u diraya gumeystaha soo duulay iyo dabadhilifyadiisa.

Cabdi Qaffaar ayaa ka dhashay beesha Shiiqaal ee degta koonfurta Soomaaliya sida ay sheegtay Idaacada Islaamiga Andalus.

Idaacada Andalus ee taabacsan Xarakada Mujaahidiinta AlShabaab waxay horay u baahisay codka Ex-Xildhibaan Saalax Nuux Ismaacii Saalax bad-baado oo ka mid ahaa raggii fuliyey camaliyaadkaas.

Saalax iyo Cabdi Qaffaar labaduba waxay camaliyaad Istish-haadi oo mataano ah ku weerareen Xerada Xalane oo ah xarunta ugu weyn ee Afrikaanta ay ku leeyihiin magaalada Muqdisho.

Saalax bad-baado wuxuu ahaa Xildhibaan hore oo ka soo baxsaday DF, Waxaana horaantii sanadkii 2010-kii uu isku soo dhiibay Mujaahidiinta, waxaana markii la shaaciyey in uu ka mid ahaa raggii fuliyey camaliyaadkii Xalane rumeysan waayey in badan oo ka mid ah dadka Soomaaliyeed oo ay ku jiraan xildhibaanadii iyo siyaasiyiintii ay saaxiibada ahaan jireen Saalax bad-baado.

Halkan Ka Dhageyso Wareysiga Walaalka Aadan Sheekh Yuusuf.

Calamada.com

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhageyso Barnaamijka Faafreebka Wararka Andalus 24-10-1437 Hijri.
Next: Dhageyso Warka Subax Ee Andalus 24-10-1437 Hijri.

Toos u dhagayso Idaacadda

Toos udhageyso Radio Andalus

DURUUS

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 29, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 28, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 27, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 26, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022

Sawirro

Sawirro+Warbixinno: Mukhayam Cilmiyeed Loo Qabtay Ardayda Wilaayaadka.

Sawirro+Warbixinno: Mukhayam Cilmiyeed Loo Qabtay Ardayda Wilaayaadka.

June 11, 2022
Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 3aad.

Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 3aad.

June 11, 2022
Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 1aad.

Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 1aad.

June 5, 2022
Isbitaalka Guud Ee Magaalada Ceelbuur Oo Dib Loo Furay [Sawirro].

Isbitaalka Guud Ee Magaalada Ceelbuur Oo Dib Loo Furay [Sawirro].

May 31, 2022
Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

May 6, 2022
Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyaha Ciida Iyo Degmada Tiyeeglow.

Sawirro Fantasiyaha Ciida Iyo Degmada Tiyeeglow.

May 4, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.